Talaabooyinkan Qaad Si aad u Qaadato Kooraska
- Fadlan samayso ciwaan iyo fure sireed gaar ah (Email and Password)
- Number-kan kusoo dir lacagta Fee-ga kooraska
- Fadlan nagala soo xidhiidh WhatsApp Number-kan 00252-63-3000668, soo qor Magacaaga, Magaca Kooraska aad doonayso, si aan u hubino lacag bixintaada kadib aan kuugu ogolaano helida kooraska.